Delivery deg deg ah
Waxaan u dirnaa alaabta macaamiisha annagoo kaashanayna adeegyo degdeg ah oo la hubo, iyadoo ku xiran meesha iyo alaabta la dalbaday.
Dirid Caalami ah
Waxaan u dirnaa in ka badan 200 dal. Haddii aan dalkaa kuu dirin karin, waan kula soo xiriiri doonaa.
Kastamka & Cashuuraha
SomCart mas’uul kama aha wax cashuur ama kastamyada ah marka alaabta laguu soo diro. Markaad alaabta naga iibsato, waad ogolaatay in mararka qaar xirmooyinka lagugu soo diro ay lagama maarmaan noqoto in laga qaado cashuur ama kharashaad kastam marka ay dalkaa gaaraan.
SHIPPING TIME
Waqtiga dirista wuxuu ku xiran yahay goobta. Kuwani waa qiyaasahayaga:
| Location | *Estimated Shipping Time |
|---|---|
| United States | 10-20 Business days |
| Canada, Europe | 10-20 Business days |
| Australia, New Zealand | 10-30 Business days |
| Central & South America | 15-30 Business days |
| Asia | 10-20 Business days |
| Africa | 15-45 Business days |
*Tan kuma jiraan 2–5 maalmood oo diyaarinta ah.
TRACKING INFORMATION
Marka dalabkaaga la diro, waxaad heli doontaa macluumaad ku saabsan halka uu marayo. Haddii aad wax su’aal ah qabto, si toos ah nala soo xiriir.
Qiimo dhimis weyn Shipping 






